CURRENT CONDITIONS

DIB U EEGIS ROOB DI’II DALKA SANADKII TAGAY

Hordhac Inkastoo dalku leeyahay meelo ku wanaagsan daaqa iyo beeraha, hadana waa lama degaan xigeen cimiladiisu kulushahay. Dhanka bariga iyo waqooyiga, waa dhul isugu jiro, mid hooseeyo, ban iyo buuro, mana ahan mid ku wanaagsan beeraha. Waloow ay jiraan toggag waawayn oo xili roobaadka ay dadka iyo duunyaduba biya ka helaan, hadana goboladaan waa kuwo ku tiirsan biyaha dhulka hoostiisa laga soosaaro (ceelasha dhaadheer).  Wabiyada jubba iyo shabeele oo ah kuwa qura ee uu dalku leey


DIB U EEGIS ROOB DI'II DALKA SANADKII TAGAY 2021.pdf

Click here to view or download


WAR SAXAAFADEED SADAASHA XILLI-ROOBAADKA DAYRTTA, OCT- DEC 2022

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyeraadka Biyaha Dawladda Fedraalka ee Soomaaliya oo si dhow ula socota Maraxaladaha adeegyada Saadaasha iyo Kormeerka biyaha (Hydrometeorological Monitoring Services) ee dalka, waxay Wasaaraddu shaacinaysaa in saadaasha xilli-roobaadka dayrta ee nagu soo fool leh ay muujinayso in roobka dayrtu uu aad uga hooseeyo sida caadiga ah (below normal) guud ahaan dalka, marka laga reebo qaybo yar oo kamid ah gobollada waqooyi oo iyagu heli doona roobab wanaagsan haduu Alle Idmo.


saadaasha Roob Da'da OND .pdf

Click here to view or download


Press release: upcoming rainy season (Deyr forecast) October, November, and December (OND) 2022

01 September 2022, Mogadishu, Somalia: Ministry of Energy and Water Resources of the Federal Government of Somalia, which closely monitor the Hydrometeorological monitoring services of the country, announces the upcoming rainy season (Deyr forecast) October, November, and December (OND) 2022 indicates a likelihood of below-average rainfall throughout the country, except for small areas of Northern regions showing a probability of getting enough rain. However, there is a possibility of


Press Release.pdf

Click here to view or download


DIB U EEGIS ROOB DI’II DALKA

• Roobab lagu diirsaday ayaa ka da’ay deegaano kamid ah dalka bishii la soodhaafay ee sebteembar (September). • Roobabka ayaa inta badan xooggooda ay ka da’ay gobolada waqooyi. Sidookale gobolada Bari iyo Nugaal ayaa helay roobab dadka iyo duunyaduba ku diirsadeen. • Goobo kooban oo kamid ah gobolada dhexe iyo koonfurta dalka ayaa ayaguna helay roobab aanan sidaa u xoog badnayn • Saadaasha roob da’a ee usbuuca nagu soo aaddan (4-11 Oktoobar) ayaa muujinaysa curashada roobka dayrta, dhammaan d


Click here to view or download


Somalia Weekly Hydro-Met Bulletin 23 Mar- 06 Apr 2023

In this bulletin, we will provide an overview of the current country’s precipitation and streamflow conditions and the forecast for the next two weeks.


Weekly HydroMeteorological Forecast.docx

Click here to view or download