News updates


Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ayaa qabatay aqoon iswaydaarsi Ku saabsan habka lagu wadaagayo

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ayaa qabatay aqoon iswaydaarsi Ku saabsan habka lagu wadaagayo iskaashiga shirkadaha gaarka ah iyo kuwa dawliga ah #PPP , waxaana ka soo qayb galay xubno ka Kala socday Hay'adaha ka shaqeeya biyaha iyo shirkadaha Biyaha gaarka loo leeyahay.