News updates


Munaasabada xil-wareejinta wasiirka cusub ee Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha ayaa maanta ka dhacdey hoolka Wasaaradda ee xarunta dhismaha Wasaaradda Warfaafinta.

Munaasabada xil-wareejinta wasiirka cusub ee Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha ayaa maanta ka dhacdey hoolka Wasaaradda ee xarunta dhismaha Wasaaradda Warfaafinta. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xilka Ku wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda yeelatay Mudane Jaamac Taqal Cabas oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Mudane Maxamed Cabdullahi faarax iyo Wasiirk ku-xigeenka Wasaaradda Ibraahim Maxamed Cali. Munaasabada xil-wareejinta ayaa waxaa ka soo