News updates


wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha XFS ayaa maanta daahfurtay tababar ku saabsan sida loogu shaqeynayo qalabka sahminta Biyaha dhulka

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha XFS ayaa maanta daahfurtay tababar ku saabsan sida loogu shaqeynayo qalabka sahminta Biyaha dhulka Tababarkaan waxaa ka qabygalaya howlwadeeno katirsan Wasaaradda qaybteyda biyaha iyo arday ka socoot Jaamacadaha oo barta Culuumta biyaha. Agaasimaha waaxda biyaha ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Eng Cali Maxamuud Xirsi ayaa xusay in tababarkan uu sii soconayo lana gaarsiin doono dowlad goboleedyada si looga faaiideysto qalabkan loogu tal