News updates


wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo kaashanaysa UNICEF Somalia

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo kaashanaysa UNICEF Somalia, ayaa gaarsiisay biyo nadiif ah 7611 Qoys (45,666 qof) oo ay saameeyeen abaaro magaalooyinka #Diinsoor, #Qansahdhere, #Jowhar iyo #Burhakaba.