News updates


Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mundane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa Booqasho Ku Tagay Safaaradda Turkiga Ee Muqdisho.

Ayagoo Ka wada hadlay Qorshaha Hirgelinta Qorshaha Kheyraadka Biyaha Qaranka, Gaar Ahaan Hindisaha Kordhinta U Adkeysiga Fatahaadaha Iyo Abaaraha Iyadoo lagu talagalayo yareynta tirada dadka Saamaynta ay Ku Yeeshaan Fatahaadaha Iyo Abaaraha. Sidoo kale, Wasiirka ayaa uga warbixiyay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, shirarkii dhexmaray Wasaaradda iyo maalgashadayaasha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee Turkiga, shirarkaas oo ku saabsanaa arrimaha Tamarta oo lagu qabtay Dalka Turkiga, magaalooy