Muqdisho, Soomaaliya, Octoobar 02, 2025: Munaasabaddii Xarigjarka ๐๐ผ๐ฟ๐ผ๐ป๐๐ผ-๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ด๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ, Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Md. Xamse Cabdi Barre, ayaa ๐ฉ๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐ ku gudoonsiiyay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Abdillahi Bidhan Warsame.
Wasaaradda waxaa lagu abaalmariyey shaqada qiimaha badan ee ay bulshada Soomaaliyeed u hayso, gaar ahaan adeegga korontada nadiifka ah ee la gaarsiiyey Goobaha Caafimaadka Dadweynaha ee ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ป, kuwaas oo ay tiradoodu tahay ๐ญ๐ฑ๐ฌ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐๐บ๐ผ๐ผ๐ฑ.
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐:
Cisbitaalka lacagta ugu yar bixiya, ๐๐๐ฆ๐๐๐ waxaa laga qaadi jiray $500 (Shan boqol oo doolar)
Cisbitaalka lacagta ugu badan bixiya, BISHII waxaa laga qaadi jiray $๐ฎ๐ฑ,๐ฌ๐ฌ๐ฌ (๐ฆ๐ต๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐น๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ป ๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐น๐ฎ๐ฟ).
Ogow, Korontadaas xilli walba ma heli jirin, ๐ ๐๐๐ก๐ง๐, Wasaaradda waxa ay siiyey ๐๐ผ๐ฟ๐ผ๐ป๐๐ผ ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐๐ต ๐ฎ๐ต, ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ถ๐ถ๐ฏ ๐น๐ฎ ๐ฎ๐ต, ๐ฎ๐ฐ-๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ณ-๐ฑ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐บ๐ผ๐ผ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ฎ๐พ๐ถ๐ถ๐พ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ถ๐ป, ๐ธ๐ฒ๐๐ฑ๐ป๐ฎ ๐น๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต.












