Somalia Weekly Streamflow & Rainfall Forecast Bulletin 21-27 Oct 2025

Current ConditionThe Somalia Federal Ministry of Energy and Water Resources has produced this bulletin to provide an overview of the current conditions and weekly forecast for rainfall and river levels in the country. Forecast 21-26 Oct 2025As the Deyr season begins in several areas, rainfall activity is expected to increase across the country. From the […]

PRESS RELEASE: Electrification of 150 Public Health Facilities

Mogadishu, 1 October 2025: The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, His Excellency Hamse Abdi Barre, accompanied by the Minister of Energy and Water Resources, His Excellency Abdullahi Bidhan Warsame, the Minister of Health, Dr. Ali Haji Adan, the Governor of Banadir Region, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), alongside senior government officials and […]

Soomaaliya iyo Shirwaynaha 8-aad ee Todobaadka Biyaha ee Qaahira

Qaahira, Masar- 17-ka Oktoobar 2025: Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mud. Mohamed Abdullahi Farah iyo wafti uu hogaaminayo ayaa Soomaaliya ku matalay ka qaybgalka Shirweynhaa 8-aad ee Todobaadka Biyaha ee Qaahira (2025). Shirkan oo diiradda lagu saarayay sannadkan “Xalalka Hal-abuurka leh ee Adkeysiga Cimilada iyo Joogteynta Biyaha”. Shirweynaha Todobaadka Biyaha ee Qaahira oo […]

kulanka Wadatashiga iyo iskudubaridka oo ku saabsan Howlaha African Mini-Grid Program (AMP) oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho, Oktoobar 06, 2025: Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha XFS ayaa Muqdisho ku qabatay kulan isugu jiray wadatashi iyo iskudubarid (Workshop) ku saabsan Howlaha African Mini-Grid Program (AMP) – Somalia. Shirkan oo soconaya muddo laba maalmood ah, ayaa waxaa daahguray Wasiiru Dowlaha Wasaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Md. Maxamed Abdullahi Fara. Wasiirku waxa uu faahfaahin […]

WAR SAXAAFADEED: XARIG-JARKA KORONTO-GELINTA 150 XARUMO CAAFIMAAD EE DADWEYNAHA

Muqdisho, 1 Oktoobar 2025: Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay weheliyaan Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xil. Cabdillahi Bidhaan Warsame, Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aadan, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo masuuliyiin kale ayaa maanta xarigga ka jaray 150 xarumood oo caafimaad oo lagu xiray koronto nadiif ah […]

𝐑𝐀’𝐈𝐈𝐒𝐔𝐋 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐄 𝐗𝐀𝐌𝐒𝐄 𝐎𝐎 𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀𝐀𝐃𝐎 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐀𝐅 𝐆𝐔𝐃𝐎𝐎𝐍𝐒𝐈𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐓𝐀𝐌𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐈𝐘O 𝐊𝐇𝐄𝐘𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀

Muqdisho, Soomaaliya, Octoobar 02, 2025: Munaasabaddii Xarigjarka 𝗞𝗼𝗿𝗼𝗻𝘁𝗼-𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗱𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Md. Xamse Cabdi Barre, ayaa 𝑩𝒊𝒍𝒍𝒂𝒅 𝑺𝒉𝒂𝒓𝒂𝒇 ku gudoonsiiyay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Abdillahi Bidhan Warsame. Wasaaradda waxaa lagu abaalmariyey shaqada qiimaha badan ee ay bulshada Soomaaliyeed u hayso, gaar ahaan adeegga korontada nadiifka ah ee la gaarsiiyey Goobaha […]

Ra’iisul Wasaaraha oo Xarig-Jaray Munaasabadda Koronto Gelinta Goobaha Caafimaadka Dadweynaha

Muqdisho, Soomaaliya, Aktoobar 01, 2025:  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray korontogalinta Goobaha Caafimaadka Dadweynaha oo gaaraya 150 xarumood oo ku kala yaalla guud ahaan dalka Soomaaliya. Munaasabaddan muhiimka ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa lagu tilmaamay in ay noqotay mid si guul […]

Ministry of Energy and Water Resources © 2023. All Rights Reserved