heshiis ay kala saxeexdeen labada Shirakadood oo laga Kala leeyahay Soomaliya Iyo Turkia.

Wasiir Ku xigeenka Wasarada Tamara Iyo Kheyradka Biyaha Mudane Ibrahim Mohamed Ali ayaa Ka qeybgalay heshiis ay kala saxiixanayeen Laba Shirakadood oo laga Kala leeyahay Soomaliya Iyo Turkia.
 
Heshiskaan Waxaa goob jooga Ka ahaa Safiirka Safaarada Turkia ee Soomaaliya Amb. Ibrahim, Wasiiro ka tirsan Xukumada Dan Qaran, Xildhibaano Ka Kala socday Laba aqal e Baarlamanka Soomaaliya Iyo Duqa Caasimada Ahna Godomiyaha Gobolka Banadir Mudane Yuusuf Hussein Jimcaale (madaale).
Heshiiska meesha lagu kala saxiixday ayaa ahaa mashruuc Korantada looga dhalinayo qashinka Caasimadda waxaa uuna bilow u yahay maal-gashiga ganacsatada Turkiga ee dhanka Tamarta ee Soomaaliya.
Previous Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Mohamed Muxumed ayaa la kulmay Shaqaalaha Wasaaradda

Leave Your Comment

Follow Us

Ministry of Energy and Water Resources © 2023. All Rights Reserved