Saddex Sano oo Horumar iyo Maalgelina: Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha oo Soo Bandhigtay Waxqabadkeeda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay qaybta ay Wasaaradda Tamarta iyo Khyeraad ka Biyaha Ka ku soo bandhigtay waxqabadkeeda.

Wasiir ka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraad ka Biyaha Ayaaa usooo Bandhigay wax qabadkii Xukumadda Federaalka Soomaaliya ee #DanQaran (2022-2025), Wasiirka ayaaa Madaxada Qaranka la wadaagay wax-qabadkii Iyo guulaha laga gaadhay Horumarinta kaabayaasha iyo adeegyada kheyraadka biyaha iyo tamarta ee dalka.

3 sano waxaa kor loo qaaday maalgelinta kaabayaasha biyaha iyo adeegyada tamarta, taas oo suurta gelisay in kor loo qaado baahinta adeegyada asaasiga ah.

Waxay ahayd 3 sano oo dedaal badan la muujiyey, balse geediga, filashada iyo hal-abuurnimada Wasaaraddu waa bar-biloow hiigsanaya ka jawaabista baahiyaha muwaadiniinta Soonaliyeed.

Previous Daawo: Sawiradda Munaasabadda Saxiixa Labada Mashruuc ee Laga Fulin Doono Garoowe iyo Gaalkacyo

Leave Your Comment

Ministry of Energy and Water Resources © 2023. All Rights Reserved