In Goverment 0 Wasiirka Wasaradda Tamarta iyo Kheyradka Biyaha XFS Xildhibaan Jama Taqal Abbas, oo uu weheliyo Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda. Mudane Mohamed Abdullahi Farax(Ciye) ayaa maanta hor tagay Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha shacabka waxaana uu warbixin ka siiyey hawlaha shaqo ee Wasaaradda, waxyaabaha u qabsoomay