Muqdisho Soomaaliya – 30-ka Sebtembar 2025: Waxaa guul ku soo idlaaday Kulanka Iskudubaridka Barnaamijyadda Biyaha ee Soomaaliya kaas oo si habsami-leh uga qabsoomay magaalada Muqdisho, Soomaaliya 29ka ilaa 30ka Sep 2025. Kulankan oo sidoo kale lahaa qaybta fogaan-araga ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka kala socda Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka, Dawladaha Xubanha ka ah Dowladda […]
Mudadii saddexda sano ahayd ee la soo dhaafay, Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha waxa ay si xooggan diiradda u saartay horumarinta kaabayaasha muhiimka ah ee biyaha iyo tamarta, iyada oo mudnaanta siinaysa u adkeysiga iyo la qabsiga isbeddelka cimilada. Guud ahaan, in ka badan 3.8 milyan oo qof ayaa ka faa’iiday waxqabadka biyaha iyo tamarta […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay qaybta ay Wasaaradda Tamarta iyo Khyeraad ka Biyaha Ka ku soo bandhigtay waxqabadkeeda. Wasiir ka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraad ka Biyaha Ayaaa usooo Bandhigay wax qabadkii Xukumadda Federaalka Soomaaliya ee #DanQaran (2022-2025), Wasiirka ayaaa Madaxada […]
Garoowe, Sebteembar 14, 2025 – Waxaa magaalada Garoowe ee ah xarunta Dowlad Goboleedka Puntland ka qabsoontay munaasabad uu mashruuca Dib-u Kabashada Korontada Soomaaliya (SESRP) ku soo bandhigayey saxiixa qandaraaska iyo wareejinta Goobaha Dab-dhalinta Konrontada ee shirkadaha NECSOM iyo NEPCO. Shirkadahan ayaa ka faa’iideysan doona mashaariic ay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS ku maal-galineyso Tamarta […]
Muqdisho, 22-Oktoobar-2024: Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee XFS, Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax, ayaa la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday Xarunta King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, wafdigaas oo uu hoggaaminayay Dr. Abdalla AlMoalim, Agaasimaha Qeybta Caafimaadka iyo Deegaanka. Wasiiru-Dowlaha iyo madaxda hay’adda ayaa ka […]
Muqdisho, 22-Oktoobar-2024: Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee XFS, Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax, ayaa la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday Xarunta King Salman Humanitarian Aid and Relief Centre ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, wafdigaas oo uu hoggaaminayay Dr. Abdalla AlMoalim, Agaasimaha Qeybta Caafimaadka iyo Deegaanka. Wasiiru-Dowlaha iyo madaxda hay’adda ayaa ka […]
Muqdisho, Oktoobar 7, 2024: Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan u diyaar garowga ka faa’iidaysiga teknoolojiyadda dijitaalka ah si loo dejiyo istiraatiijiyad lagu dijitalaynayo mini-grids-ka dalka. Ujeeddada istiraatiijiyaddani waa in la yareeyo kharashaadka korontada iyo in la horumariyo adeegga korontada ee dalka.Wadatashigan waxaa ka […]
Muqdisho 27-Sep-2024: Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka Biyaha XFS OO Muqdisho kuso Xidhay, Shirka hogaaminta Biyaha Qaranka Soomaaliyeed. Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Abdullahi Bidhan Warsame, ayaa so xidhay shirka Hogaaminta Biyaha Qaranka Soomaaliya oo ka qabsoomey Muqdisho shirka waxa kaso qayb galay khuburo biyaha ah oo, ka talo bixisay sida ugu haboon Ee Dalka […]