Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Ibraahim Maxamed Cali ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Biyaha, Nadaafadda iyo Fayadhawrka (WASH) oo socon doona muddo laba maalin ah.
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mudane Mohamed Abdullahi Farah iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeyb galaya shirweynaha 3-aad ee Biyaha caalamiga ah ee Baqdaad, kaas oo Ka dhacaya caasimadda Dalka Ciraaq eeBaqdaad.
Wasiirka Wasarada Tamarta Iyo Khyeraadka Biyaha XFS , Mudane Jama Taqal Abbas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM Somalia) Farantz Celestin.
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ayaa maanta qabatay xuska munaasabadda Maalinta Biyaha Adduunka.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Mudane Mohamed Abdullahi Farah ayaa si rasmi ah u furah munaasabadda Maalinta Biyaha Adduunka