Kormeerka Wasiirrada ee Isbitaallada Dowliga ah ee Muqdisho

Muqdisho, 22 Sebtember 2024: Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo uu hoggaaminayey Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta kormeer ku tagay isbitaallada ay dawladdu maamusho. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan xubno wasiirro ah u xilsaartay kormeerka iyo ilaalinta isbitaallada ay dawladdu maamusho, iyadoo laga ambaqaadayo ajandaha xukuumadda […]

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo Daahfuray Tababar ku Saabsan Qaanuunka Caalamiga ah ee Biyaha

Muqdisho, 22-September-2024: Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane: Mohamed Abdullahi oo Daahfuray Tababar ku Saabsan Qaanuunka Caalamiga ah ee Biyaha. Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashanaysa Hay’adda UNDP iyo Sanduuqa Deegaanka Adduunka (GEF), ayaa si rasmi ah u daahfurtay tababar shan maalmood socon doona […]

Wasiir Bidhaan oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Madaxa Hay’adda UNICEF Somalia

Muqdisho, 16 September 2024: Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee XFS, Xildhibaan Hon. Abdullahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda UNICEF, Marwo Wafaa Saeed, iyo Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Biyaha, iyo Macdanta ee Maamulka SSC-Khaatumo, Ali Warsame. Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee XFS, Abdullahi Bidhan Warsame, ayaa kala hadlay Marwo Wafaa Saeed […]

Wasiir Bidhaan oo ka mid ahaa waftiga uu Madaxwaynuhu Hogaaminayay ee ka qayb galay shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee magaalada Beijing

 Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha, Mudane Cabdillaahi Bidhaan Warsame, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo lagu qabtay magaalada Beijing. Wasiirku wuxuu uga mahadceliyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, wasiirrada iyo Waftiga uu Madaxwaynuhu Hogaaminayo, iyo Dowlada Shiinaha, iskaashigooda joogtada ah iyo taageerada horumarineed. Wasiirku wuxuu […]

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Mudane: Abdillahi Bidhaan Warsameee ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Mudane: Abdillahi Bidhaan Warsameee ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya. Intii lagu guda jiray kulanka, Wasiirka iyo Safiirku waxay yeesheen wadahadallo qoto dheer oo diiradda lagu saaray adkeynta iskaashiga ka dhexeeya Wasaaradda iyo Safaaradda Turkiga. Labada dhinac ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimada ay […]

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Mudane: Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa kulan la qaatay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, George Conway

Muqdisho, 28, August 2024: Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane: Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kulan iskaashi ah la yeeshay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, George Conway. Kulankan oo ka dhacay xafiiska Wasiirka, ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane: Mohamed Abdullahi Farah, iyo Agaasimaha Guud […]

Waxqabadka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha 2022 -2024

Hordhac: Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay halkan kusoo bandhigaysaa warbixinteeda sanadlaha ah ee ku mudaysan intii udhaxaysay Agoosto 2022 ilaa Agoosto 2024. Warbixintan waxa ay muujinaysaa guulaha muhiimka ah ee laga gaaray waaxaha tamarta iyo khayraadka biyaha, horumarka laga gaadhay mashaariicda waawayn ee deeq-bixiyayaashu maalgaliyeen ee Wasaaraddu fulinayso, iyo siyaasadaha […]

Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ayaa Daah-furka Nidaamka Maareynta Macluumaadka Tamarta

Muqdisho: 31, Luuliyo.
Maareeyaha Hay’adda Korantada Qaranka Mudane Abdullahi Ahmed Dayib oo ay weheliyaan Maareeye Ku Xigeenka Hay’adda Mohamed Ibrahim Muuse, iyo sii hayaha Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Abdifatah Abshir Ibrahim, ayaa kulan laqaatay Unugga Fulinta Mashruuca Dib Usoo Kabashada Korantada Dalka (ILAYS).

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS Md. Abdullahi Bidhan oo ka qayb galay shir heer sare ah oo lagu qabtay Magaalada Barcelone ee dalka Spain

Muqdisho: 31, Luuliyo.
Maareeyaha Hay’adda Korantada Qaranka Mudane Abdullahi Ahmed Dayib oo ay weheliyaan Maareeye Ku Xigeenka Hay’adda Mohamed Ibrahim Muuse, iyo sii hayaha Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Abdifatah Abshir Ibrahim, ayaa kulan laqaatay Unugga Fulinta Mashruuca Dib Usoo Kabashada Korantada Dalka (ILAYS).

Haya’dda Korontada Qaranka ayaa maanta qabatay kulan wadatashi oo ku saabsan hannaanka bixinta Rukhsadaha shirkadaha adeegga korontada

Muqdisho: 31, Luuliyo.
Maareeyaha Hay’adda Korantada Qaranka Mudane Abdullahi Ahmed Dayib oo ay weheliyaan Maareeye Ku Xigeenka Hay’adda Mohamed Ibrahim Muuse, iyo sii hayaha Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Abdifatah Abshir Ibrahim, ayaa kulan laqaatay Unugga Fulinta Mashruuca Dib Usoo Kabashada Korantada Dalka (ILAYS).

Ministry of Energy and Water Resources © 2023. All Rights Reserved