In MoEWR Meeting 0 Shirka wadatashiga Ansixinta warbixinta qiimaynta baahiyaha waaxyaha Tamarta ee Wasaaraddaha tamarta iyo khayraadka biyaha ee dawlad gobaleedyada iyo Istiraatiijiyadda awood dhiska
In Weekly 0 heshiis ay kala saxeexdeen labada Shirakadood oo laga Kala leeyahay Soomaliya Iyo Turkia.
In MoEWR Meeting 0 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Mohamed Muxumed ayaa la kulmay Shaqaalaha Wasaaradda
In The Ministry 0 Maareeyaha iyo Maareeye Xigeenka Haay’adda Koranta ayaa kulan Xog waraysi ah la yeesha Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha
In Goverment 0 Wasiirka Wasaradda Tamarta iyo Kheyradka Biyaha XFS Xildhibaan Jama Taqal Abbas, oo uu weheliyo Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda. Mudane Mohamed Abdullahi Farax(Ciye) ayaa maanta hor tagay Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha shacabka waxaana uu warbixin ka siiyey hawlaha shaqo ee Wasaaradda, waxyaabaha u qabsoomay